# @mooinspires on Instagram

- **Type:** Video
- **Original URL:** https://www.instagram.com/p/DUyjg1_FXjv
- **Gondola URL:** https://gondola.cc/posts/61866881-mooinspires-instagram
- **Thumbnail:** https://img.gondola.cc/tr:w-,h-,fo-auto/postThumbnails/1b3f862931.jpg
- **Posted:** 2026-02-15T19:15:35.000+00:00
- **Account Owner:** Mohamed Omer (@mooinspires) — https://gondola.cc/mooinspires

## Caption

Sidee loo dhisaa ganacsi  ka gudba ganacsi xuduudaha?

Xalqadan waxaan kula sheekaystay Maxamad Guuleed, Aasasaha iyo maamulaha shirkadda dauus.company.  Daa'uus waa company multi-national ah oo ka hawlgala 5 dal, leh 11 brand, soona saara 70 item oo kala duwan. 

Xalqadani ma aha keliya waraysi uu bixiyay hal-abuure dhisay ganacsi guulaystay, waa course iyo  playbook caadi ah oo ku saabsan; sida loo dhiso ganacasi waara, weynaada, isla markaana xuduudaha ka gudba. 

Haddii aad qorshaynayso dhisida ganacsi iyo hal-abuur dhaafa magaalada iyo dalkaaga, xalqaddani adiga ayay gaar kuugu socotaa. Ka bogo!

https://www.youtube.com/watch?v=OvI9QMLdejo

#GlobalMindset #Entrepreneurship #BuildToLast #CrossBorders #Businessplaybook

## Stats

- **Views:** 2,413
- **Likes:** 289
- **Shares:** 0
- **Comments:** 3

## Tags

globalmindset, crossborders, businessplaybook, entrepreneurship, buildtolast

---
Copyright (c) Gondola