Sidee loo dhisaa ganacsi ka gudba ganacsi xuduudaha?
Xalqadan waxaan kula sheekaystay Maxamad Guuleed, Aasasaha iyo maamulaha shirkadda
dauus.company. Daa'uus waa company multi-national ah oo ka hawlgala 5 dal, leh 11 brand, soona saara 70 item oo kala duwan.
Xalqadani ma aha keliya waraysi uu bixiyay hal-abuure dhisay ganacsi guulaystay, waa course iyo playbook caadi ah oo ku saabsan; sida loo dhiso ganacasi waara, weynaada, isla markaana xuduudaha ka gudba.
Haddii aad qorshaynayso dhisida ganacsi iyo hal-abuur dhaafa magaalada iyo dalkaaga, xalqaddani adiga ayay gaar kuugu socotaa. Ka bogo!
youtube.com/watch?v=OvI9QMLdejo
#GlobalMindset #Entrepreneurship #BuildToLast #CrossBorders #Businessplaybook