facebook pixel
Suuqa shaqada isbaddal weyn baa ku socda. Industries cusub ayaa soo kordhay. Fursadaha ku jira industries-kaasi waxay u baahanyihiin xurfado cusub. Xirfadahaasi innooma diyaarsana ama waa kuwo dhaqankeennu liido. Taasi waxay khasab ka dhigaysaa in xirfadlayaan ajaanib ah dibada paga keensado. Taasi waxay dood gelinaysaa in wadanka ay shaqo la’aani ka jirto. ——abdalla_ilgrande Asxaabeey, bal ra’yigiinna nala wadaaga. 👇 #BUUNDO #Jobs #skills #Youth #unemployment

 23.4k

 804

 13

 23.4k

    Suggested Credits
    Tags, Events, and Projects